data/somali/cpsAssets/war-45947544.json

Summary

Maintainability
Test Coverage
{
  "metadata": {
    "id": "urn:bbc:ares::asset:somali/war-45947544",
    "locators": {
      "assetUri": "/somali/war-45947544",
      "cpsUrn": "urn:bbc:content:assetUri:somali/war-45947544",
      "curie": "http://www.bbc.co.uk/asset/acde8344-78fd-e647-9e39-ede5243643ec"
    },
    "type": "PGL",
    "createdBy": "somali-v6",
    "language": "so",
    "lastUpdated": 1563656720558,
    "firstPublished": 1540243660,
    "lastPublished": 1540271009,
    "options": {
      "isIgorSeoTagsEnabled": false,
      "includeComments": false,
      "allowRightHandSide": true,
      "isFactCheck": false,
      "allowDateStamp": true,
      "suitableForSyndication": true,
      "hasNewsTracker": false,
      "allowRelatedStoriesBox": true,
      "isKeyContent": false,
      "allowHeadline": true,
      "allowAdvertising": true,
      "hasContentWarning": false,
      "isBreakingNews": false,
      "allowPrintingSharingLinks": true
    },
    "analyticsLabels": {
      "cps_asset_type": "pgl",
      "counterName": "somali.news.photo_gallery.45947544.page",
      "cps_asset_id": "45947544"
    },
    "passport": {
      "category": {
        "categoryId": "http://www.bbc.co.uk/ontologies/applicationlogic-news/News",
        "categoryName": "News"
      },
      "campaigns": [
        {
          "campaignId": "5a988e4739461b000e9dabfc",
          "campaignName": "Update me"
        }
      ]
    },
    "tags": {
      "about": [
        {
          "thingLabel": "China",
          "thingUri": "http://www.bbc.co.uk/things/6892384e-1966-4c03-9ce3-f694a8f9f69e#id",
          "thingId": "6892384e-1966-4c03-9ce3-f694a8f9f69e",
          "thingType": ["Place", "Thing", "geoname:GeoTagConcept"],
          "thingSameAs": [
            "http://dbpedia.org/resource/China",
            "http://sws.geonames.org/1814991/",
            "http://www.wikidata.org/entity/Q148"
          ]
        },
        {
          "thingLabel": "Hong Kong",
          "thingUri": "http://www.bbc.co.uk/things/a3b15769-775e-471d-a511-a7b78f346859#id",
          "thingId": "a3b15769-775e-471d-a511-a7b78f346859",
          "thingType": ["Place", "Thing", "geoname:GeoTagConcept"],
          "thingSameAs": ["http://sws.geonames.org/1819729/"],
          "topicName": "Hong Kong",
          "topicId": "cvjp2j5rr1vt",
          "curationList": [
            {
              "curationId": "acef2004-0959-4912-81cc-9a8e835a739f",
              "curationType": "vivo-stream"
            }
          ]
        },
        {
          "thingLabel": "Asia",
          "thingUri": "http://www.bbc.co.uk/things/ba90754a-9033-4e9c-990b-d1139e5070a3#id",
          "thingId": "ba90754a-9033-4e9c-990b-d1139e5070a3",
          "thingType": ["Place", "Thing", "news:Place"],
          "thingSameAs": [
            "http://dbpedia.org/resource/Asia",
            "http://www.wikidata.org/entity/Q48"
          ],
          "topicName": "Aasiya",
          "topicId": "c340q42jp22t",
          "curationList": [
            {
              "curationId": "cf236ed8-fbcf-40fa-9dce-60a4b54482e2",
              "curationType": "vivo-stream"
            }
          ]
        }
      ]
    },
    "version": "v1.0.10",
    "blockTypes": ["image"],
    "includeComments": false
  },
  "content": {
    "blocks": [
      {
        "id": "100889777",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/12FE6/production/_100889777_reuters045818461.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/12FE6/production/_100889777_reuters045818461.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhiso.",
        "caption": "Buundadan dhererkeedu yahay 55 km (34 mile) oo isku xireysaa Hong Kong-Zhuai-Macau waxaa ka muuqda farsamadii ugu dambeeysay ee Injinneerrada Shiinaha.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889929",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/16B46/production/_100889929_getty044157215.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/16B46/production/_100889929_getty044157215.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Buundada oo billow ilaa dhammaad laba haad leh waxay 20 jibbaar ka dheer tahay buundada San Francisco's Golden Gate.",
        "copyrightHolder": "Getty Images",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889928",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/14436/production/_100889928_reuters045818105.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/14436/production/_100889928_reuters045818105.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada San Francisco's Golden Gate",
        "caption": "Buundada waxaa loo naqshadeeyey qaab ay isaga caabbin karto dhulgariirka iyo duufaanta inta badan badaha Shiinaha ku dhufta.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "103953799",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/18597/production/_103953799_mediaitem103953798.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/18597/production/_103953799_mediaitem103953798.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Maraakiibta socodkooda si ay buundadu u hakinin waxaa loo sameeyey 2 jasiiradood oo dad samee ah iyada oo ay buundadu 6.7km oo ka mid ah ay badda hoosteeda mareyso.",
        "copyrightHolder": "AFP",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889775",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/E1C6/production/_100889775_rreuters045818812.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/E1C6/production/_100889775_rreuters045818812.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Buundada oo sii mareysa meel ku dhow marinka diyaaradaha Hongong waxay Injineerradu si aad ah uga taxaddareen joogga Buundada ineysan aad u dheerayn si aysan duullimaadka diyaaradaha u hakin.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889822",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/5972/production/_100889822_reuters045818458.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/5972/production/_100889822_reuters045818458.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Dhismaha Buundadan oo la billaabay 2009-ka dhismaheedu waxaa ku kacay miisaaniyad ka badan $20 bilyan oo doolar.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889815",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/CABA/production/_100889815_afp045818172.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/CABA/production/_100889815_afp045818172.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Furitaanka rasmiga ee Buundada oo lagu waday 2016-ka marar badanna dib u dhac uu ku yimid, bishan in la furo ayuu qorshuhu ahaa balse weli waxaan ka ahayn sannadkan in la furayo lama sheegin xilliga rasmiga ah.",
        "copyrightHolder": "AFP",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889853",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/8C3A/production/_100889853_reuters045818110.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/8C3A/production/_100889853_reuters045818110.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Miisaniyadda faraha badan ee dhismaha Buundada ku baxday waxaa u dheer waa buundadi shaqaalihi ugu badnaa ay ku dhintaan inta uu dhismaheedu socday.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889887",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/13432/production/_100889887_afp045818177.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/13432/production/_100889887_afp045818177.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Buundadu waxay xiriirinaysaa saddex qaybood oo kala go'naa oo kala aha Macau, Hong Kong iyo dhulwaynaha Shiinaha.",
        "copyrightHolder": "AFP",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889885",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/E612/production/_100889885_reuters045818558.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/E612/production/_100889885_reuters045818558.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
        "caption": "Basaska iyo gawaarida kale ee ganacsiga oo rakaab sida ayaa buundada adeegsan doona, Balse takaasida caadiga ah iyo gawaarida gaarka loo leeyahay kuwa kooban oo fasax u haysta mooyee buunddaa ma isticmaali karaan.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "103956691",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/4CD1/production/_103956691_mediaitem103953800.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/4CD1/production/_103956691_mediaitem103953800.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Waa sawir muujinaya xafiiska laanta socdaalka Hong Kong oo aan weli shaqa galin.",
        "caption": "Safarka buundada ee lagu marayo Hong Kong iyo Mainland inta u dhaxeysa waxaa qofka laga rabaa inuu sii maro laba xafiis oo kuwa socdaalka ah oo buundada dusheda xafiisyo ku leh inuu sii maro.",
        "copyrightHolder": "EPA",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "100889780",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/225E/production/_100889780_045818540.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/225E/production/_100889780_045818540.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Qayb ka mid ah meelaha ay buundadu badda hoosta ka mareyso.",
        "caption": "Maxaa buundadan loo dhisay? Waxaa loo dhisay in safarka qaadan jiray ugu yaraan afar saacadood loo soo gaabiyo ugu badnaan 30 daqiiqo.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      },
      {
        "id": "103956693",
        "subType": "photogallery",
        "href": "http://c.files.bbci.co.uk/9AF1/production/_103956693_mediaitem103956692.jpg",
        "path": "/cpsprodpb/9AF1/production/_103956693_mediaitem103956692.jpg",
        "height": 549,
        "width": 976,
        "altText": "Muuqaalka Buundada habeenki sidan ayuu u ogyahay.",
        "caption": "Qaar ka mid ah shacabka Hong Kong ayaa waxay sheegayaan inaan buundadan oo baahnayn balse ujeeddada Shiinaha uu u dhisay ay tahay inuu xiriiriyo Hong Kong iyo Mainland.",
        "copyrightHolder": "Reuters",
        "type": "image"
      }
    ]
  },
  "promo": {
    "headlines": {
      "shortHeadline": "Sawirro: Buundada Dunida ugu dheer ee badda dulmarta oo la furay",
      "headline": "Buundada Hong Kong-Zhuhai: oo ay sawirradeeda idiin muuqdaan waa buundada ugu weyn oo badda dusheeda marta oo dunida laga dhiso."
    },
    "locators": {
      "assetUri": "/somali/war-45947544",
      "cpsUrn": "urn:bbc:content:assetUri:somali/war-45947544",
      "curie": "http://www.bbc.co.uk/asset/acde8344-78fd-e647-9e39-ede5243643ec"
    },
    "summary": "Buundadan dhererkeedu yahay 55 km oo qayba ka mid ah badda hoosteeda la mariyeye waxay isku xireysaa Hongkong-Shiinaha ilaa Macaue, Furitaanka buundadana xilligi lagu waday waxay kaddib dhacday muddo labo sano ah.",
    "timestamp": 1563656720558,
    "passport": {
      "category": {
        "categoryId": "http://www.bbc.co.uk/ontologies/applicationlogic-news/News",
        "categoryName": "News"
      },
      "campaigns": [
        {
          "campaignId": "5a988e4739461b000e9dabfc",
          "campaignName": "Update me"
        }
      ]
    },
    "indexImage": {
      "id": "100889777",
      "subType": "index",
      "href": "http://c.files.bbci.co.uk/12FE6/production/_100889777_reuters045818461.jpg",
      "path": "/cpsprodpb/12FE6/production/_100889777_reuters045818461.jpg",
      "height": 549,
      "width": 976,
      "altText": "Buundada dunida ugu dheer oo bad dusheed laga dhisa.",
      "caption": "Buundadan dhererkeedu yahay 55 km (34 mile) oo isku xireysaa Hong Kong-Zhuai-Macau waxaa ka muuqda farsamadii ugu dambeeysay ee Injinneerrada Shiinaha.",
      "copyrightHolder": "Reuters",
      "type": "image"
    },
    "id": "urn:bbc:ares::asset:somali/war-45947544",
    "type": "cps"
  },
  "relatedContent": {
    "section": {
      "subType": "index",
      "name": "War",
      "uri": "/somali/war",
      "type": "simple"
    },
    "site": {
      "subType": "site",
      "name": "Somali",
      "uri": "/somali",
      "type": "simple"
    },
    "groups": []
  }
}